Culimaa’udiin Reer Somaliland “Madaxwayne Muuse waan kugu taageersanahay dagaalka Sool”

HomeWararka

Culimaa’udiin Reer Somaliland “Madaxwayne Muuse waan kugu taageersanahay dagaalka Sool”

Culimaa'udiin reer Somaliland ah oo kulan afur ah loogu sameeyey magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland ayaa ku taageeray mowqifka Somaliland ay ku

MAGAALADA QABRI DAHARE OO LAGA DAAHFURAY LACAGTA CUSUB
Shacabka Qandala oo ka cabanaya biyo la’aan bahsan (dhegayso)
Afhayeenka Wasaaradda Amniga DFS oo ka hadlay Qarixii shalay (dhegayso)

Culimaa’udiin reer Somaliland ah oo kulan afur ah loogu sameeyey magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland ayaa ku taageeray mowqifka Somaliland ay ku doonayso inay ku qabsato deegaano katirsan Puntland.

Mid ka mid ah culimaa’udiinka Somaliland oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay inay marag ka yihiin in lagu soo duulay Somaliland, oo uu is xakamaynayo wali madaxwaynaha Somaliland.

“Kolayn dowladaha dunida waa ay soo faragalin doonaan, waxaana kuu sheegayaa madaxwayne inaad is xakamaynayso oo lagu soo weeraray, Somalilandna lasoo weeraray” ayuu yiri sheekhaasi.

Sheekha oo ka hadlayay colaadda Ceel Afwayn ayaa ku tilmaamay wax laga xumaado oo suncad xummo usoo hoyay Somaliland.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0