Maamulka Hiirshabeele oo sheegay inay u arayaan Xildhibaanadi Balcad lagu dilay (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Hiirshabeele oo sheegay inay u arayaan Xildhibaanadi Balcad lagu dilay (dhegayso)

Kadib weerarkii shalay gelinkii dambe lagu dilay laba Xildhibaan oo ka tirsan Hir-Shabeelle iyo guddoomiye ku xigeenkii degmada Raaga Ceelle ee G/Shab

Shirweyne Nabadeed oo Kasocda Cabduwaaq (dhegayso)
JIGJIGA| DDS | Bukaan qaliin lagu sameeyey oo calooshiisa lagu dhex illaaway Maqas
Abwaanka Puntland iyo Faarax Cabduqaadir maxay maanta ka simanyihiin?

Kadib weerarkii shalay gelinkii dambe lagu dilay laba Xildhibaan oo ka tirsan Hir-Shabeelle iyo guddoomiye ku xigeenkii degmada Raaga Ceelle ee G/Shabeellaha Dhexe ayaa Maamulka hir-Shabeelle uu shegay in dilkaas jawaab ka bixinayaan.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in maalin walba dad nagala dilo,isla markaan aay ka tacsidayeen kaliya laakin loo baahan yahay ficil.

Waxa uu sheegay Cali Guudleewe in maamulka Hir-Shabeelle oo jawaab cad ka bixin doono weerarka lagu dilay Xildhibaanada iyo masuuliyiinta kale,isla markaana Ciidamada dowladda iyo kuwa Hir-Shabeelle ay diyraasan yihiin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: