Guddoomiye Xayle Xasan, Boocame: “Shacabku dagaal buu heeggan u yahay waxaana socda kacdoon” (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiye Xayle Xasan, Boocame: “Shacabku dagaal buu heeggan u yahay waxaana socda kacdoon” (dhegayso)

Xayle Xassan Shire, Guddoomiyaha degmada Boocame, ayaa sheegay in bannaanbaxyo iyo kacdoon ballaaran ay ka dhaceen deegaanka Boocame iyo degmooyinka h

Xarunta waxbarashada gobolka Banaadir oo xariga laga jaray
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xayle Xassan Shire, Guddoomiyaha degmada Boocame, ayaa sheegay in bannaanbaxyo iyo kacdoon ballaaran ay ka dhaceen deegaanka Boocame iyo degmooyinka hoosyimaada, kuwaas oo lagaga soo horjeedo duullaanka Somaliland.

Guddoomiyaha ayaa Radio Daljir ku wargeliyey in shacab iyo ciidan heeggan loo yahay xoreynta gobolka Sool, siiba shacabka Laascaanood oo hadda afduub loo haysto, shacabkuna ay taageero la garabtaaganyihiin Ciidamada Difaaca Puntland oo mar kasta la filan karo in ay bilaabaan xoreynta gobolka Sool.

Waxaa waresytay Axmed Sheekeeyee.

Dhegayso.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: