Laba Qof oo Ku Dhacay Ceel ku yaala deegaanka Qow ee duleedka Bosaso (dhegayso)

HomeWararka

Laba Qof oo Ku Dhacay Ceel ku yaala deegaanka Qow ee duleedka Bosaso (dhegayso)

Laba qof ayaa ku dhacay ceelal ay aaseen daadadkii ka dhashay roobabkii dhowaan da’ay, waxaana ceelkan ku sumoobay dadkii biyaha ka cabay. Maamulka degmada Qow ayaa u sheegay radio Daljir inay maamulkooda la tacaalayaan dadka ku dhaawacmay ceelasha oo la dhigay isbitaalka guud ee Bosaso. Hoos kadhagayso     http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b0e8a7c020100504bb2ee37/Waraysi+Cabdi+qani+++Xasan+Maxamed++.mp3

Shacabka Muqdisho oo soo dhoweeyey garroonka Studium Muqdisho oo AMISOM ka baxeen
Warka Caweysin, Maxamuud Maxamed Jaamac, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Laba qof ayaa ku dhacay ceelal ay aaseen daadadkii ka dhashay roobabkii dhowaan da’ay, waxaana ceelkan ku sumoobay dadkii biyaha ka cabay.

Maamulka degmada Qow ayaa u sheegay radio Daljir inay maamulkooda la tacaalayaan dadka ku dhaawacmay ceelasha oo la dhigay isbitaalka guud ee Bosaso.

Hoos kadhagayso

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: