Issimadda SSC oo Si buuxda ugu tageeray Puntland & Xoreynta Gobalka Sool (dhegayso)

HomeWararka

Issimadda SSC oo Si buuxda ugu tageeray Puntland & Xoreynta Gobalka Sool (dhegayso)

Kulan magaaladda Buhoodle ku yesheen Magaaladda Buhoodle ee Gobalka Cayn waxay tageero xoogan u muujiyeen Dowladda Puntland iyo Ciidanka Difaaca Puntl

Madaxweynaha Puntland oo kulan is xogwareysi ah la qaatay xubnaha Wafdigiisa
Goloaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Qorshe Lagu Sugayo Ammaanka Caasimadda
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulan magaaladda Buhoodle ku yesheen Magaaladda Buhoodle ee Gobalka Cayn waxay tageero xoogan u muujiyeen Dowladda Puntland iyo Ciidanka Difaaca Puntland xoreyntay ugu jiraan gobalka Sool ee Puntland.

Waxgaradkan Buhoodle ku shiray ayaa sheegay in Puntland mar walba ay garabtaganyihiin ,isla markaana Puntland ay kula jraan dagaalka looga saarayo gobalka Sool Ciidamadda Somaliland.

Warbxin iid Maxamed Cabdi ayaa kaso diray Buhoodle

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: