Jubbaland oo soo bandhigtay Waxyaalaga Qarxa iyo raggi watay

HomeWararka

Jubbaland oo soo bandhigtay Waxyaalaga Qarxa iyo raggi watay

Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Maamulka Jubbaland ayaa Maanta waxaa Magalada kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ay ku soo bandhigtay laba N

Xildhibaan Cabdi Qeybdiid oo sheegay in dowladda aysan wali waxba ka qaban weraarkii lagu qaaday Gurigiisa (dhegayso)
Dowladda Soomaaliya oo Hal Milyan ugu deeqday Gurmadka Qardho (Daawo)
Wararki ugu dambeeyay ee xaalada Suudaan & Lix Safiir oo shaqada laga ceyriyay

Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Maamulka Jubbaland ayaa Maanta waxaa Magalada kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ay ku soo bandhigtay laba Nin oo ay sheegeen in ay ka tirsanayeen Al-Shabaab,isla markaana lagu eedeeyey in ay Miino aasayeen.

Sarkaal ka tirsan Nabadsugida Jubbaland ayaa sheegay in howlgal xalay laga sameeyey duleedka Galbeed ee Magalada Kismaayo lagu soo qabtay ragas iyo qalabka Miinooyinkii ay aasayeen.

Raggaas Maanta lasoo bandhigay ayaa mid ka mid ah Magaciisa waxa ay Saraakiisha Nabadsugida Jubbaland ku sheegeen Cabdi Fitaax Xashir Cabdi oo 23 jir ah.isla markaana uu ka tirsan yahay Al-Shabaab

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: