HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir_Salaasa, Nov 6-2012, Axmed Nuur Ibraahim (Somali)

Prof Cabdiweli Gaas oo sheegay in xukuumada Puntland wakhtigeeda ay ka harsantahay 2 bilood, Dawlad Puntland oo Dr Gaas ku eedaysay khal khalin amni, Mayd madaxa laga jaray laga helay Kaam barakacayaal oo kuyaala Boosaaso, Sarkaal katirsan Al-shabaab oo lagu diley buuraha Golis, Rag lagu eedeeyey Al-shabaab oo lagu xiray Galdogob & qaar kaamid ah beelaha Somaliland oo ka cabanaya dulmi ay ka tirsanayaan xukuumada Siilaanyo.

Golaha wakiilada Puntland oo wax ka badaley dastuurka, ansixiyey, kana doodaya heshiiska macaadinta, shidaalka & khayraadka.
Markab Dhuxul siday oo muddo u afduubnaa burcadbadeed oo ku gubtay Xarardheere.
Barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo si xamaasad leh uga socda Radio Daljir iyo natiijada tartamadii xalay.

?Prof Cabdiweli Gaas oo sheegay in xukuumada Puntland wakhtigeeda ay ka harsantahay 2 bilood, Dawlad Puntland oo Dr Gaas ku eedaysay khal khalin amni, Mayd madaxa laga jaray laga helay Kaam barakacayaal ?oo kuyaala Boosaaso, Sarkaal katirsan Al-shabaab oo lagu diley buuraha Golis, Rag lagu eedeeyey Al-shabaab oo lagu xiray Galdogob & qaar kaamid ah beelaha Somaliland oo ka cabanaya dulmi ay ka tirsanayaan xukuumada Siilaanyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: