Dood ku saabsan farqiga u dhaxeeya xisbiyada Jamhuuriga iyo Dimuqraadiga Maraykanka (Dhagyaso)

Garowe, Nov, 07 – Dood ku saabsan kala-aragti duwanaanta xisbiyada dalka Maraykanka Jamhuuriga iyo Dimuqraadiga. waxaa iska kaashaday Radio Daljir iyo Soomaali VOA.

Doodaasi oo uu marti galiyay wariye Maxamed C/llaahi Cali (Kooshin), waxaana marti ku ah Idil Cabdulle oo ah haweenay u ololaysa xaquuqda dhallaanka Minisota, C/risaaq Biixi oo ah madaxa hay’ad u dooda hormarinta waxbarashada Minisota, iyo wariye Maxamuud Mascade oo ka mid ah shaqaalaha laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da kaasi oo ku sugan Washinton.

Halkaan ka dhagasyo Doodii oo dhammaystiran.

?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com