HomeUncategorized

Dhegayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir , Warar, Warbixino iyo Waraysiyo Xiisabadan (Maqal)

Caawa iyo Daljir 28-Oct-2012, Cabdifataax Cumar Geedi_ Nairobi Kenya, M/weynaha Puntland Dr, Faroole oo furay kalfadhigii 29-aad ee mudanayaasha baarlamaanka Puntland,Sarkaal ka tirsan ciidanka Soomaaliya oo lagu diley duleedka Marka, Kenya oo dishey rag ku eedaysan Al-shabaab,iyo ururkaasi oo hanjabaad hor leh u diray Kenya,

Shirkii Sirta oo goor dhawayd qoddobo Soomaaliya khuseeya laga soo saaray. [Akhris …]
Mahad Cawad ?saddex maalmood kadib ayaa baarlamanku ka doodi doonaa qorshaha Bankiga?
Munaasabad lagu xusayay tacadigii loo geestay Wariyaasha sanadanka sii dhamaanaya 2012ka oo Nairobi lagu qabtay.

Caawa iyo Daljir ?28-Oct-2012, Cabdifataax Cumar Geedi_ Nairobi Kenya, M/weynaha Puntland Dr, Faroole oo ?furay kalfadhigii 29-aad ee mudanayaasha baarlamaanka Puntland,Sarkaal ka tirsan ciidanka Soomaaliya oo lagu diley duleedka Marka, Kenya oo dishey rag ku eedaysan Al-shabaab,iyo ururkaasi oo hanjabaad hor leh u diray Kenya,

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: