HomeUncategorized

M/weyne Faroole oo dhambaal Hambalyo ah u diray Ummadda Soomaaliyeed munaasibada ciida (Dhegayso)

Garoowe 25 Oct 25-2012, Madaxweynaha dawlada Puntland Dr C/raxmaan Sh Maxamed Maxamuud (faroole) ayaa caawa Dhambaal hambalyo ah u diray dhamaan muslimiinta dunida gaar ahaana Soomaaliya munaasibadda ciidul Adaxa awgeed.

Muranka siyaasadeed ee maamulka Somaliland oo maraya meel xasaasi ah. [Akhris …]
Madaxweynaha waqtigiisii dhammaaday oo xariga kajaray xarunta aqalka sare.
Guddoomiyaha Barlamaanka Koonfur galbeed oo la doortay

Garoowe 25 Oct 25-2012, Madaxweynaha dawlada Puntland Dr C/raxmaan Sh Maxamed Maxamuud (faroole) ayaa caawa Dhambaal hambalyo ah u diray dhamaan muslimiinta dunida gaar ahaana Soomaaliya munaasibadda ciidul Adaxa awgeed.

M/weynaha ayaa umada Soomaaliyeed u rajeeyey inay sanadkan sanadka xiga ku gaaraan nabadgelyo iyo horumar aad u balaarran.

Sidoo kale M/weyne Faroole ayaa umada reer Puntland ugu baaqay inay ka feedignaadaan roobab dabaylo wata oo ka daya deegaanada Xeebaha ee Puntland isagoo ku taliyey in la yareeyo isusocodka mudada roobabku socdaan.

?

Diiwaanka Wararka?

Radio Daljir

(B0

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: