Wasiiro Puntland katirsan oo booqday Jiida horre ee Tukaraq (Sawiro)

HomeWararka

Wasiiro Puntland katirsan oo booqday Jiida horre ee Tukaraq (Sawiro)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Siciid Cabdulaahi dhaqaaje iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqday jiida hore ee ay isku horfadhiyaan Ciidamadda Puntland iyo Somaliland. Wasiirka ayaa tagay goobaha ay difaaca kaga jiraan ciidamadda Puntland,isagoo dhirigalin u sameyaay Ciidamada Puntland,wuxuna ku amanay Ciidamadda siday u difacayaan dalkooda.

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Puntland oo fasaxday shirarka mucaaradka in lagu qaban karo (daawo)
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo difaacay magacaabistii Gud. Maxakmadda Sare

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Siciid Cabdulaahi dhaqaaje iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqday jiida hore ee ay isku horfadhiyaan Ciidamadda Puntland iyo Somaliland.

Wasiirka ayaa tagay goobaha ay difaaca kaga jiraan ciidamadda Puntland,isagoo dhirigalin u sameyaay Ciidamada Puntland,wuxuna ku amanay Ciidamadda siday u difacayaan dalkooda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: