Wasiirki Hore Warfaafinta Puntland Soocade oo ka hadlay dagaalki Tukaraq (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirki Hore Warfaafinta Puntland Soocade oo ka hadlay dagaalki Tukaraq (dhegayso)

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Puntland Mudane Maxamuud Xasan Soocadde oo waraysi siiyey Radio Daljir ayaa siweyn u bogaadiyey ciidamada Puntland oo shalay dagaal kula wareegey fariisimo ciidamada Somaliland joogeen oo ah aaga Tukaraq, Soocadde ayaa ku amaanay dawlada Puntland kaalinteeda iyo sida ay diyaarka ugu tahay difaaca dalka. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5afc53720501003ed9ef6ec5/Waraysi+Maxamuud+Xasan+Soocadde+wasiir+kii+hore+ee+warfaafinta+Puntland+16+May+2018.MP3

Dowladda Federaalka oo Casumaad u Fidisay Madaxda Maamul gobaleedyadda
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Mali: Haweeney dhashay Sagaal Carruur ah

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Puntland Mudane Maxamuud Xasan Soocadde oo waraysi siiyey Radio Daljir ayaa siweyn u bogaadiyey ciidamada Puntland oo shalay dagaal kula wareegey fariisimo ciidamada Somaliland joogeen oo ah aaga Tukaraq, Soocadde ayaa ku amaanay dawlada Puntland kaalinteeda iyo sida ay diyaarka ugu tahay difaaca dalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: