Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Hiirshabeele oo gaaray Baydhabo (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Hiirshabeele oo gaaray Baydhabo (Sawiro)

Madaxweynayaasha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Madoobe iyo Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa gaaray Magaalada Baydhaba ee xarunta Ku meel gaar

Xaaji Maxamed Yaasiin oo ka faalooday sababaha dalka uu u jahwareersanyahay (daawo)
Dowladda oo ka hadashay qaraxii lagu dilay Cabdicasiis Afrika & Al-shabaab oo sheegatay (daawo)
Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Ceel-Waaq oo lala beegsaday Shirkada Hormuud

Madaxweynayaasha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Madoobe iyo Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa gaaray Magaalada Baydhaba ee xarunta Ku meel gaarka ah ee Maamulka Koofur Galbeed.

Axmed Madoobe iyo Waare ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Baydhaba,waxaana ka mid ahaa dadka soo dhaweeyay Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Shariif Xasan waxaa uu Baydhaba ku laabtay shalay si uu u marti geliyo shirka Golaha iskaashiga oo berri ka dhacaya Magaalada Baydhaba.

Waxaa kale oo shirkan lagu casuumay kana qeybgelaya Madaxweynayaasha kale ee dowlad Goboleedyada sida Puntland iyo Galmudug .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: