Turkiga oo sheegay in Soomaaliya lagu hayo cadaadis siyaasadeed

HomeWararka

Turkiga oo sheegay in Soomaaliya lagu hayo cadaadis siyaasadeed

Wasiirka arimaha dibadda ee Turkiga Mowlud Jawish Oglo ayaa kulan uu u qabtay saxaafadda Carabta ee magaalada Istambul ee dalka Turkiga ka sheegay in

Wafddi ka socda Qaramada Midoobey oo gaaray Dhuusamareeb
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Caawa Kampala gaaray, Tababarna usoo xiray Ciidan!
XAALADA BAD-QUUSEYAASHA KULUB

Wasiirka arimaha dibadda ee Turkiga Mowlud Jawish Oglo ayaa kulan uu u qabtay saxaafadda Carabta ee magaalada Istambul ee dalka Turkiga ka sheegay in Soomaaliya lagu hayo cadaadis xoogan oo dibadda, taasi oo ka dhalatay go’aankii ay ka qaadatay dowladaha Khaliijka.

Wasiirka ayaa sheegay cadaadiskaasi inuu ka imaanyo dowlado Carbeed, taasi uu ku sheegay inay tahay mid madaxbanaanida iyo midnimada Soomaaliya ay ka horimaanayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: