Culumadda Qardho oo ku baaqay mideeynta Adaanka Xiliga ramadaanka (dhegayso)

HomeWararka

Culumadda Qardho oo ku baaqay mideeynta Adaanka Xiliga ramadaanka (dhegayso)

Qaar kamid ah Culumadda Kunool Magaaladda Qardho ee xarunta Gobalka karkaar ayaa ku baaqay in la mideeyo adaanka xiliga bisha Ramdaan ,iyado Culumadda

Jubbaland oo digniin u dirtay ganacasatada
38 qof oo ku dhimatay roobab ka da’ay dalka Yemen
Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay go’aanadii ka soo baxay Shirkii Midowga Afrika

Qaar kamid ah Culumadda Kunool Magaaladda Qardho ee xarunta Gobalka karkaar ayaa ku baaqay in la mideeyo adaanka xiliga bisha Ramdaan ,iyado Culumadda ugu baaqeen Imaamyadda masaajidada qardho inay arrinkas fuliyaan.

Sheekh Cabdulaahi Huruuse oo kamid ah Culumadda Qardho oo Daljir Qardho nagu soo booqday ayaa sheegay in loo bahanyahay in la mideeyo xiliga adaanka salaada Bisha Ramadaan inta lagu guda jirro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: