Shir lagu Xoojinayo Heshiiskii Saxadheer oo maanta ka furmay degaankas (dhegayso)

HomeWararka

Shir lagu Xoojinayo Heshiiskii Saxadheer oo maanta ka furmay degaankas (dhegayso)

Maanta Waxaa ka furmay degaanka saxadheer ee Gobalka Sool Shir balaaran oo lagu Xoojinayo Heshiiski dhawaan dhexmaray labo belood oo walaalo ah wadda

HOGGAANKA SARE EE MAAMULKA DAWLADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA (DDS) OO KULAN YEESHAY
Wareysi Waaberi layeeshay Wasiirku xugeenkii dhalinyarada ciyaaraha Hirshabeele Axmed Saney oo xilka laga qaaday
Xildhibaan Zakariye: “Jiritaanka iyo Qaranimadda Soomaaliya ayey burburinayaan Kenya & Itoobiya” (daawo | dhegayso)

Maanta Waxaa ka furmay degaanka saxadheer ee Gobalka Sool Shir balaaran oo lagu Xoojinayo Heshiiski dhawaan dhexmaray labo belood oo walaalo ah wadda daggana degaanadda saxadheer iyo Magacley ee gobalka Sool.

Maanta ayeey gareen wafdi uu hogaaminayo Islaan Bashiir islaan Cabdulle degaanka saxadheer ,iyado sido kale ay la kulmeen Beelaha labadda dhinac ,waxaana shirkan maanta furmay lagu xoojinayaay Heeshiska dhinacyadaas.

Wariye Cabdi Axmed Farateeb oo kamid ah Wariyaasha Daljir ee Issimadda u raacay Saxadher ayaa kawarbixiyaay qaabku u socdo shirka iyo intay safarka ahayeen waxyaabaha ay kala kulmeen jidka.

Dhinaca kale Nabadoon Xabiib Xirse Barre oo kamid ah Wafdiga Nabadoonadda ah ee ka amba baxay Burtinle ayaa Radio daljir u sheegay in si wanaagsan lagu soo dhaweyaay degaanka saxadher ,isla markaana ay si rasmi ah u furmay shirka xoojinta belahaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: