MARTISOOR: Nabaadguurka deegaanka iyo Prof. Maxamed Xareed (dhegayso)

HomeWararkaMARTISOOR

MARTISOOR: Nabaadguurka deegaanka iyo Prof. Maxamed Xareed (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal meel walba ad joogtan kusoo dhawadda Barnaamijka Martisoor oo ah Barnaamij todobaadle ah Todobaad walbana ad kadhegaysataa

XASUUS: MARTISOOR & GARAAD CABDULLAAHI CALI CIID (1929- 19 Nov 2020)
Martisoor, Nov 29, _ Cabdiraxmaan Xuseen Xasan (Gaardi) _Daljir Boosaaso.
MARTISOOR & Agaasimaha Xarunta CES Rooble Axmed Daahir: “Dawladda waxaan kula talinayaa in dadka siyaasadda laga gado”

Kulanti wacan dhegaystiyaal meel walba ad joogtan kusoo dhawadda Barnaamijka Martisoor oo ah Barnaamij todobaadle ah Todobaad walbana ad kadhegaysataan Radio daljir,iyado todobaadan an kusoo qadanayno xuska maalinta dhirta oo laga xusay meelo baddan oo dunida kamid ah.

Hadabba Barnaamijka Waxaa marti ku ah Prof. Maxamed Xareed oo aqoon durugsan u leh Arrimaha dhirta ,waxaana Barnaamijka Todobaadkan kaso jeedinaya Boosaaso ,Wariye Axmed Sheekh Maxamed (Tallman)

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: