Madaxweyne Gaas oo kormeeray Goobaha Waddo furistu kasocoto ee Boosaaso (dhegayso)

Madaxweyne Gaas oo kormeeray Goobaha Waddo furistu kasocoto ee Boosaaso (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan xubno golayaasha dowladda katirsan iyo gudiga soo celinta bilicda magaalada Boosaaso ayaa maanta waxa ay kormeereen shaqada soo celinta bilicda magaalada Boosaaso.

Wasiirka wasaaradda kalluumaysiga iyo Khayraadka badda Puntland ahna gudoomiyaha gudiga soo celinta bilicda Boosaaso Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo lahadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in shacabka Boosaaso ay siweyn ula shaqeeyeen howshuna meel wanaagsan marayo.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Gaas ayaa shacabka magaalada Boosaaso waxa uu uga mahadceliyey sida ay u soo dhoweeyeen shaqada lagu soo celinayo bilicda Boosaaso, wuxuuna sheegay in howshaani ay qayb ka tahay ammaanka magaalada

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com