HomeUncategorized

Reer Buuhoodle oo Dibadbax ku taageeray M/weynaha Cusub ee Somalia (Sawiro).

Buuhoodle Sept, 12 Dadweynaha ku dhaqan magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa maanta dibadbax balaadhan ku taageeray M/weynaha Cusub ee Jamhuuriyada Federalka Somalia Md Xasan Sh Maxamuud

Kenya oo muwaadiniinteeda kala baxaysa koonfurta Suudaan xili qalalaasuhu ku sii kordhayo
Raysal wasaaraha Soomaliya oo sheegay garsoorku inuu madaxbanaanyahay
Caawa iyo Daljir, Sabti, 4, May-2013, Jaamac Cabdiraxmaan Axmed (Daljir Galkacyo)

?

Buuhoodle?Sept, 12?Dadweynaha ku dhaqan magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa maanta dibadbax balaadhan ku taageeray M/weynaha Cusub ee Jamhuuriyada Federalka Somalia Md Xasan Sh Maxamuud oo dhowaan xildhibaanadda baarlamaanka Somalia u doorteen hogaamiyaha dalka afarta sano ee soo socota.

?
Boqolaal kamid ah bulshada Buuhoodle oo wata gaadiidka noocyadiisa kala duwan, ayaa soo maray wadooyinka magaaladda iyagoo ruxayey Boorar ay ku xardhan yihiin ereyo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub.
?
Dibadbaxayaashu waxay isugu yimaadeen Isbartiimada magaalada Buuhoodle, waxaana halkaasi ka hadlay, Cuqaal, Aqoon yahano, Masuuliyiin, Ururada Haweenka, kuwa dhalinyarada, Masuuliyiin, iyo xubno kale oo ka socdey qaybaha kala duwan ee Bulshada.
?
Dadkii halkaasi ka hadlay ayaa dhamaantood taageeray M/weyne Xasan Sh Maxamuud, iyagoo siweyn u dardaarmay inuu dadka iyo dalka Somalia ugu shaqeeyo Sinaan iyo Cadaalad.
?
Diiwaanka Wararka?
Radio Daljir
(B)
?
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"
\"\"

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: