Musharixinta Guddoonka Barlamaanka Somaaliya oo Khudbado jeediyeey (dhegayso)

Musharixinta Guddoonka Barlamaanka Somaaliya oo Khudbado jeediyeey (dhegayso)

iyado ku dhawaad 11 Musharax u taaganyihiin qabashada Kursiga Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya ayaa maanta waxaa khudbad kajeediyeey Golaha shacabka ku dhawaad 6 Musharax kuwaas oo goobta kajeediyeey khudbado ay kaga hadlayaan wax qabadkooda.

Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan kaso diray Muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0