Site icon Radio Daljir

Musharixinta Guddoonka Barlamaanka Somaaliya oo Khudbado jeediyeey (dhegayso)

iyado ku dhawaad 11 Musharax u taaganyihiin qabashada Kursiga Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya ayaa maanta waxaa khudbad kajeediyeey Golaha shacabka ku dhawaad 6 Musharax kuwaas oo goobta kajeediyeey khudbado ay kaga hadlayaan wax qabadkooda.

Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan kaso diray Muqdisho.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ae0b1b5050100543fe2b31c/Warka+Murashixinta+Gudomiyaha+barlamanka+oo+jeediyey+khudbadooda+musharaxnimo+by+waaberi.mp3?_=1
Back to Home page