Musharaxiinta Guddoomiyaha Baarlamaanka oo maanta hadal jeedinaya

HomeWararka

Musharaxiinta Guddoomiyaha Baarlamaanka oo maanta hadal jeedinaya

Musharaxinta guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah jeedin doona khudbad ay kusoo bandhigayaan qorshahooda waxqabad. Kulanka

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Wabiga Shabeelle oo fatahay iyo Balaweyne oo laga barakacay (daawo)
Xaaladda Maxaabiista Xabsiga Dhexe ee Xamar oo La Baarayo

Musharaxinta guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah jeedin doona khudbad ay kusoo bandhigayaan qorshahooda waxqabad.

Kulanka baarlamaanka ay yeelan doonaan ayay musharixiintu kusoo bandhigi doonaan barnaamijyadooda hogaanka baarlamaanka haddii ay ku guulaystaan.

Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka ayaa la filayaa inay qabsoonto sodonka bishaan aynu ku guda jirno.

Wasiiro katirsanaa golaha xukuumadda ee Soomaaliya ayaa ka mid ah musharixiinta utaagan doorashada guddoomiyaha baarlamaanka, kadib markii ay xilalkii ay hayeen iska casileen, waxaana ugu dambeeyey wasiirkii gaashaandhigga ee xukuumadda Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: