Musharaxiinta Guddoomiyaha Baarlamaanka oo maanta hadal jeedinaya

Musharaxiinta Guddoomiyaha Baarlamaanka oo maanta hadal jeedinaya

Musharaxinta guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah jeedin doona khudbad ay kusoo bandhigayaan qorshahooda waxqabad.

Kulanka baarlamaanka ay yeelan doonaan ayay musharixiintu kusoo bandhigi doonaan barnaamijyadooda hogaanka baarlamaanka haddii ay ku guulaystaan.

Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka ayaa la filayaa inay qabsoonto sodonka bishaan aynu ku guda jirno.

Wasiiro katirsanaa golaha xukuumadda ee Soomaaliya ayaa ka mid ah musharixiinta utaagan doorashada guddoomiyaha baarlamaanka, kadib markii ay xilalkii ay hayeen iska casileen, waxaana ugu dambeeyey wasiirkii gaashaandhigga ee xukuumadda Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com