Suldaan ku baaqay in laga wada hadlo colaadda beelaha ee gobolka Bari (dhegayso)

HomeWararka

Suldaan ku baaqay in laga wada hadlo colaadda beelaha ee gobolka Bari (dhegayso)

Mid ka mid ah issimada Daljir oo nagu soo booqday xarunta radio Daljir ee Bosaso ayaa ugu baaqay laba beelood oo colaad ay u dhaxayso oo wada dega, deegaano hoosyimaada gobolka Bari inay joojiyaan colaadda u dhaxaysa dhinacyadan. Suldaan Daahir Maxamed Ilka-Dahab oo waraysi siiyay radio Daljir ayaa u waramay, Maxamuud Cabdi Ibraahim. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5adc7cbf0201001f2e9c7f1b/Suldaan+Daahir+Maxamed+Ilka+Dahab+Waraysi.mp3

Warka Fiidnimo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Dowladda Cuba oo xaqiijisay badqabka Dhaqaatiir looga afduubtay Kenya
Shirki Golaha Wasiiradda Xukumadda Somaaliya oo diirada lagu saaray la dagaalanka Musuqmaasuqa

Mid ka mid ah issimada Daljir oo nagu soo booqday xarunta radio Daljir ee Bosaso ayaa ugu baaqay laba beelood oo colaad ay u dhaxayso oo wada dega, deegaano hoosyimaada gobolka Bari inay joojiyaan colaadda u dhaxaysa dhinacyadan.

Suldaan Daahir Maxamed Ilka-Dahab oo waraysi siiyay radio Daljir ayaa u waramay, Maxamuud Cabdi Ibraahim.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: