Wasiir Beyle: “Lacagta Imaaraatku Keenay Waxay Timid Xilli aan Shaki qabnay”

HomeWararka

Wasiir Beyle: “Lacagta Imaaraatku Keenay Waxay Timid Xilli aan Shaki qabnay”

Wasiirka Maaliyadda ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle oo markii u horaysay ka hadlay lacagtii ay dowladda qabatay ee Imaar

Madaxweynaha Galmudug oo magacabay gudiga baaraya dil Gaalkacyo lagu geeystay sheekh Caan ah
James Swan oo madaxda Soomaalida ka codsaday in la qoondeeyo waqtiyada ay dhacayaan doorashooyinka (daawo)
Cumar Cabdirashiid: “DFS oo waqtigeedu dhammaaday, waxay dalka ku riixi doontaa kala-tag iyo fowdo”

Wasiirka Maaliyadda ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle oo markii u horaysay ka hadlay lacagtii ay dowladda qabatay ee Imaaraatka Carabta ee lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay inay ahayd lacagtaasi in dowladda lagu soo wargaliyo.

Wasiirka ayaa sheegay lacagtaasi inaan dowladda lagu soo wargalin, inkasta oo Imaaraatka uu mashaariic badan uu dalka ka wado ay ahayd inuu soo wargaliyo xukuumadda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: