Culumadda Somaliyeed oo ka digay Bandhig faneed lagu qabanayo Muqdisho (dhegayso)

HomeUncategorized

Culumadda Somaliyeed oo ka digay Bandhig faneed lagu qabanayo Muqdisho (dhegayso)

Shir jaraa’id oo maanta Muqdisho ay ku qabteen Hay’adda Culimadda Soomaaliywed, ayaa waxa ay sheegeen in loo baahan yahay in laga hortago Bandhig Fane

DHEGEYSO-Ra’iisul wasaaraha Itoobiya,*Waxaan xoojinaynaa dagaalka Alshabab*.
Dowladda Jabuuti oo beenisay in ciidamo looga dilay magaalada Muqdisho.
DHEGEYSO-Cali Xaji oo kahadlay shirkii siyaasiyiinta Mucaaradka Muqdisho ugu xirmay.

Shir jaraa’id oo maanta Muqdisho ay ku qabteen Hay’adda Culimadda Soomaaliywed, ayaa waxa ay sheegeen in loo baahan yahay in laga hortago Bandhig Faneed ay Fannaaniin Soomaaliyeed ay doonaayaan in ay ku qabtaan Muqdisho 20-ka Bishaan.

Bandhiggaan ayaa waxaa ka mid ah Fanaaniinta qaban doono Fanaanada Kiin Jaamac oo dhawaan Bandhig Faneed ku qabatay Magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo u hadlay Culimadda, ayaa wuxuu sheegay hay’ad ka mid ah Hay’adaha dowladda masuuliyiin ka tirsan inay ku soo dhaweeyeen Muqdisho fanaaniinta, kuwaasi oo qayb ka wada bandhig faneedka la qabanaayo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: