Odayaasha Deegaanka Ceelbuh ee gobolka Sanaag oo sheegay inay dhisayaan golle deegaan (dhegayso)

HomeWararka

Odayaasha Deegaanka Ceelbuh ee gobolka Sanaag oo sheegay inay dhisayaan golle deegaan (dhegayso)

Deegaanka Ceelbuh ee gobolka Sanaag ayaa laga wadaa markii u horaysay golle deegaan oo loo sameeyo, kadib markii ay isla qaateen odayaasha deegaankaasi. Dr Cabdicasiis Maxamuud Cabdisalaan ayaa waraysi uu siiyay radio Daljir kaga hadlay baahida xiligaan kusoo beegay golaha deegaanka ee degmada loo samaynayo iyo waxa uu soo kordhinayo. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ad47e890101007158023f2f/Dr+Cabdicasiis+Maxamuud+Cabdisalaan+waraysi+.mp3    

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka qayb galay shirka amniga Qaranka
XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Deegaanka Ceelbuh ee gobolka Sanaag ayaa laga wadaa markii u horaysay golle deegaan oo loo sameeyo, kadib markii ay isla qaateen odayaasha deegaankaasi.

Dr Cabdicasiis Maxamuud Cabdisalaan ayaa waraysi uu siiyay radio Daljir kaga hadlay baahida xiligaan kusoo beegay golaha deegaanka ee degmada loo samaynayo iyo waxa uu soo kordhinayo.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: