Odayaasha Deegaanka Ceelbuh ee gobolka Sanaag oo sheegay inay dhisayaan golle deegaan (dhegayso)

Odayaasha Deegaanka Ceelbuh ee gobolka Sanaag oo sheegay inay dhisayaan golle deegaan (dhegayso)

Deegaanka Ceelbuh ee gobolka Sanaag ayaa laga wadaa markii u horaysay golle deegaan oo loo sameeyo, kadib markii ay isla qaateen odayaasha deegaankaasi.

Dr Cabdicasiis Maxamuud Cabdisalaan ayaa waraysi uu siiyay radio Daljir kaga hadlay baahida xiligaan kusoo beegay golaha deegaanka ee degmada loo samaynayo iyo waxa uu soo kordhinayo.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com