Carmo: Wasiirka amniga, xildhibaan Cabdiqaybdiid iyo Raysul Wasaare hore Geeddi oo hadlay

HomeWararka

Carmo: Wasiirka amniga, xildhibaan Cabdiqaybdiid iyo Raysul Wasaare hore Geeddi oo hadlay

Wasiirka Amniga Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow, xildhibaan Cabdiqaybdiid oo katirsan aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya iyo

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Maanta sirasmi ah uga Shaqa bilaabay Xafiiskiisa
Soomaaliya oo sodon sano kadib lacagtii ugu horaysay ka heshay Bankiga Adduunka
MAAMULKA RADIO DALJIR GAALKACYO OO AGAB SPORTS KU WAREEJIYAY DUGSIYADA H/DHEXE EE DEEGANKA CAGAARAN EE GOBOLKA MUDUG

Wasiirka Amniga Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow, xildhibaan Cabdiqaybdiid oo katirsan aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya iyo Raysal Wasaarihii hore Cali Maxamed Geeddi ayaa ka hadlay munaasbaadda caleema saarka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil.

Hogaamiyeyaashan oo qayb ka ah wafdiga uga yimid magaalada Muqdisho ka qaybgalka caana shubka beeldaajaha ayaa sheegay inay soo dhowaynayaan, islamar ahaantaanaba bogaadiyay sida midnimada leh ee ay dadka reer Puntland uga shaqeynayaan hormarka iyo wadajirka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: