Carmo: Wasiirka amniga, xildhibaan Cabdiqaybdiid iyo Raysul Wasaare hore Geeddi oo hadlay

Carmo: Wasiirka amniga, xildhibaan Cabdiqaybdiid iyo Raysul Wasaare hore Geeddi oo hadlay

Wasiirka Amniga Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow, xildhibaan Cabdiqaybdiid oo katirsan aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya iyo Raysal Wasaarihii hore Cali Maxamed Geeddi ayaa ka hadlay munaasbaadda caleema saarka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil.

Hogaamiyeyaashan oo qayb ka ah wafdiga uga yimid magaalada Muqdisho ka qaybgalka caana shubka beeldaajaha ayaa sheegay inay soo dhowaynayaan, islamar ahaantaanaba bogaadiyay sida midnimada leh ee ay dadka reer Puntland uga shaqeynayaan hormarka iyo wadajirka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com