Khudbadaha munaasbadda Caana shubka beeldaaje Maxamed oo kasocda Carmo

HomeWararka

Khudbadaha munaasbadda Caana shubka beeldaaje Maxamed oo kasocda Carmo

Waxaa kasoscda magaalada Carmo ee gobolka Bari munaasabad lagu caana shubayo beeldaajaha beesha Cali Saleebaan Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil. Madaxwaynaha Puntland, wasiiro iyo xildhibaano kasocda dowladda faderaalka ayaa ka qaybgalaya munaasabadda oo kasocota hool siwayn loo qabaleeyey o ku yaala duleedka degmada Carmo.  

ARDAA: Xalqadii 39aad iyo Qaybtii 2aad ee Waaxda Tayodhowrka Puntland (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
DHALANYARO SHEEGEY IN SHAQOOYINKOODII SAMEYN KUYEELATEY COLAADII BOOSAASO

Waxaa kasoscda magaalada Carmo ee gobolka Bari munaasabad lagu caana shubayo beeldaajaha beesha Cali Saleebaan Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil.

Madaxwaynaha Puntland, wasiiro iyo xildhibaano kasocda dowladda faderaalka ayaa ka qaybgalaya munaasabadda oo kasocota hool siwayn loo qabaleeyey o ku yaala duleedka degmada Carmo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: