Khudbadaha munaasbadda Caana shubka beeldaaje Maxamed oo kasocda Carmo

Khudbadaha munaasbadda Caana shubka beeldaaje Maxamed oo kasocda Carmo

Waxaa kasoscda magaalada Carmo ee gobolka Bari munaasabad lagu caana shubayo beeldaajaha beesha Cali Saleebaan Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil.

Madaxwaynaha Puntland, wasiiro iyo xildhibaano kasocda dowladda faderaalka ayaa ka qaybgalaya munaasabadda oo kasocota hool siwayn loo qabaleeyey o ku yaala duleedka degmada Carmo.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com