Culumadda Burtinle oo Shacabka ugu baaqay in laga qayb qaato dhismaha Darbiga Qabuuraha Burtinle (dhegayso/Sawiro)

HomeWararka

Culumadda Burtinle oo Shacabka ugu baaqay in laga qayb qaato dhismaha Darbiga Qabuuraha Burtinle (dhegayso/Sawiro)

Maagaaladda Burtinle ee gobalka nugaal culumadda iyo waxgaradka degmaddas ayaa wadda qorshe ah sidii darbi logu wareejin lahaa qabuure kuyaal magaalad

Midowga Musharaxiinta Soomaaliya & Walaaca ay ka qabaan qabsoomida Doorashada (daawo)
Wacaal Darey ah: Liiska Xildhibaanadda Galmudug oo la shaaciyay.
Cabashada haweenka ka ganacsada dharka celiska ah (daawo)

Maagaaladda Burtinle ee gobalka nugaal culumadda iyo waxgaradka degmaddas ayaa wadda qorshe ah sidii darbi logu wareejin lahaa qabuure kuyaal magaaladdas ,iyado culumada magaaladda baq u direen shacabka degmadda
Jimciyada ansaaru sunna oo bilowday dhismaha darbigas ayaa ugu horaynana waxaa halkaas hadal kooban ka soo jeediyey Maamulaha Guud ee Jimciyaddas Sheekh Cabdishakuur ,iyado Guddoomiyaha degmadda Burtinle Maxamed Maxamuud Buurdubi oo Fariin u diray shacabka.

Fadlan Hadaad ka qayb qaadanayso Dhismaha darbiga Qabuuraha Burtinle kala xirir Culumadda,waxaana Jira durba shacab ku sugan Guddaha Magaaladda Burtinle oo ka qayb qaatay sidi Qabuurahas lagu samayn lahaa darbi.

Hoos kadhegayso codadka Culumadda iyo Maamulka degmadda Burtinle


COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0