Shir ku saabsan Nidaamka Federaalka oo Muqdisho ka furmay (dhegayso)

HomeWararka

Shir ku saabsan Nidaamka Federaalka oo Muqdisho ka furmay (dhegayso)

Aqoon isweydaarsigan ku saabsan xiriirka federaaleynta oo ay ka soo qeyb galeen xubno ka socday maamul goboleedyada dalka, Maamulka Gobolka Benaadir, Guddiga Madaxa banaan ee xuduudaha iyo federaalka ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Wariye Cabdulqaadir Irshaad ayaa Warbixintan Muqdisho kaso diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ace5b560601004f12f23b48/war++arrimaha+Gudaha+.mp3

Jaamacadda degmadda Jariiban oo si isku tashi ah loo dhisayo (dhegayso)
Dagaal udhexeeya ciidamada Generaal Xuud iyo dowladda oo ka dhacay Baladweyne
Madaxweyne Deni oo sheegay inuu dhexdhexaadinayo dowlada federalka iyo Maamulka Jubbland( dhegayso)

Aqoon isweydaarsigan ku saabsan xiriirka federaaleynta oo ay ka soo qeyb galeen xubno ka socday maamul goboleedyada dalka, Maamulka Gobolka Benaadir, Guddiga Madaxa banaan ee xuduudaha iyo federaalka ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta

Wariye Cabdulqaadir Irshaad ayaa Warbixintan Muqdisho kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: