Site icon Radio Daljir

Shir ku saabsan Nidaamka Federaalka oo Muqdisho ka furmay (dhegayso)

Aqoon isweydaarsigan ku saabsan xiriirka federaaleynta oo ay ka soo qeyb galeen xubno ka socday maamul goboleedyada dalka, Maamulka Gobolka Benaadir, Guddiga Madaxa banaan ee xuduudaha iyo federaalka ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta

Wariye Cabdulqaadir Irshaad ayaa Warbixintan Muqdisho kaso diray

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ace5b560601004f12f23b48/war++arrimaha+Gudaha+.mp3?_=1
Exit mobile version