HomeUncategorized

Ciidamo loogu magac-daray Hiil oo la filayo inay maantay kasoo dagaan Moqdisho, kuwaasoo ka imaanaya Jabbuuti.

Moqdisho, June, 30 - Waxaa maantay la filayaa inay Moqdisho soo gaaraan cutubyadii ugu horeeyay oo ah ciidamo ka socda dalka Jabbuuti, kuwaasoo loogu magic-daray Hiil.

SAWIRRO-Madaxweynaha Puntland oo Garoowe dib ugu soo laabtay.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Kooshin.
Wasiirka maaliyadda Puntland oo kulan layeeshay ganacsatada Boosaaso.

Moqdisho, June, 30 – Waxaa maantay la filayaa inay Moqdisho soo gaaraan cutubyadii ugu horeeyay oo ah ciidamo ka socda dalka Jabbuuti, kuwaasoo loogu magic-daray Hiil.

Cutubyadaan ayaa qayb ka noqon-doono 800 oo askari oo horay ay Soomaaliya ugu soo dirtay dawladda jamhuuriyadda Jabbuuti, waxaana Moqdisho ka socota diyaar-garaw ciidankaasi maantay lagu soo dhawaynayo.

27-kii June oo ku beegnayd maalinta madax-bannaanida Jabbuuti ayay ahayd markii madaxwayne Ismaaciil Cumar Geele uu ku dhawaaqay ciidamadaan loogu magic-daray Hiil.

Diiwaanka Wararka

Radio Daljir Boossaaso.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: