Culumadda Puntland oo ka hadlay khilaafka Arrimaha siyaasadda (dhegayso)

HomeWararka

Culumadda Puntland oo ka hadlay khilaafka Arrimaha siyaasadda (dhegayso)

inta baddan dalka waxaa kusoo lab laabtay Khilaafka Siyaasadeed ee soo kala dhex gala Masuuliyiinta dalka ,iyado arrintas siyaabo kala duwan uga hadleen culumadda dalka. Qaar kamid ah Culumadda Puntland ayaa ka hadlay mooshinada dalka kuso lab laabta,iyago maanta War kaso saarahay arrimaha khilaafka. Wariye Xasan heykal ayaa Warbixintan Boosaaso kaso diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5acce52b000100b44058fd5f/Warbixinta+Sheek+daahir.mp3

23 Maalmood Kadib Koonfurta Soomaaliya oo Internetkii u Soo Laabtay
Dagaal kadhacay xeradii Imaaraatka uu ka guuray ee Muqdisho (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso/daawo)

inta baddan dalka waxaa kusoo lab laabtay Khilaafka Siyaasadeed ee soo kala dhex gala Masuuliyiinta dalka ,iyado arrintas siyaabo kala duwan uga hadleen culumadda dalka.

Qaar kamid ah Culumadda Puntland ayaa ka hadlay mooshinada dalka kuso lab laabta,iyago maanta War kaso saarahay arrimaha khilaafka.

Wariye Xasan heykal ayaa Warbixintan Boosaaso kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: