Farmaajo iyo Jawaari oo maanta si wadajir ah Saxaafadda ula hadlay

HomeWararka

Farmaajo iyo Jawaari oo maanta si wadajir ah Saxaafadda ula hadlay

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa goordhow la hadlay. Maxamed Sheekh Cusm

Ciidamadda Dalka Nigeriae ee kajoga Somaaliya oo la abaalmariyeey
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
WARARKII UGU DAMBEYEEY EE XAALKA LAASCAANOOD & MAANTA

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa goordhow la hadlay.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo uu garab taagan yahay Madaxweyne Farmaajo oo hadal kooban jeediyay waxaa uu sheegay in uu iscasilay, islamarkaana Faahfaahinta sababta uu isku casilay uu berri bixin doono.

Waxaa uu sheegay in uu arintaasi ogeysiiyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed.

Madaxweyne Farmaajo oo dhankiisa Warbaahinta la hadlay waxaa uu sheegay in Jawaari Muddo ka badan 50 Sano uu u soo shaqeeyay Qaranka Soomaaliyeed, islamarkaana uu yahay shaqsi uu baahan yahay Qaranka Soomaaliyeed.

Waxaa uu tilmaamay Farmaajo in Jawaari laga doonaayo in uu sii waddo howlihii dastuurka oo uu muddo badan kasoo shaqeynaayay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: