Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay dhismaha dekadda Hobyo

Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay dhismaha dekadda Hobyo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf,ayaa waxaa uu ka hadlay dhismaha la qorsheynayo in lagu smaeeyo Dekadda Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in afartan Sano wax ka badan uu maqlayay in la dhisayo dekadda Hobyo hayeeshee uusan marna arag dekaddaas oo la dhisayo.

Ganacsatada iyo dadka wax heysta in ay ka qeybqaataan dib u dhiska dekadda Magaalada Hobyo ee Gobolka,mudug,waxaana uu Ganacsatada iyo maalqabeennada ku dhiirra geliyay in maamulkiisa uu bixinayo dhul laga dhisto Hoteello oo Hobyo ku yaalla.

Waxaa uu sheegay in uu dadaak badan ku bixiyay sidii loo heli lahaa dib u dhiska Dekadda Magaalada Hobyo,waxaana uu ballan qaaday in marka uu dhamaado Ramadaanka soo socda ay billaabaneyso dhismaha Dekadda Magaalada Hobyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com