Jawaari oo Xaqiijiyeey in uu Is Casilay

HomeWararka

Jawaari oo Xaqiijiyeey in uu Is Casilay

Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa Idaacadda BBC-da laanteeda afka Soomaaliga u xaqiijiyay inuu iska casilay xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabk

Somaliland oo gacanta kusoo dhigtay Nin aabbihiis Dil u geystay
Muqdisho: Qoorqooor & Laftagareen oo wada dadalo lagu xalinayo khilaafka madaxda Sare
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa Idaacadda BBC-da laanteeda afka Soomaaliga u xaqiijiyay inuu iska casilay xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiye (Jawaari) oo si kooban ugu waramay BBC-da ayaa sheegay is casilaadiisa in ay ka dambeysay, kadib markii uu u turay shacabka Soomaaliyeed, danaha guud ee dalka iyo inuu burbur galo Baarlamaanka.

“Waxaan idin xaqiijinayaa inaan iska casilay xilka Afhayeenka Baarlamaanka, waxaan u turay aayaha dalka iyo inuusan imaan khalalaase siyaasadeed oo fog, kaasi oo sababa in dalka uu galo burbur.” Ayuu yiri Gudoomiye (Jawaari).

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: