Xildhibaano sheegay in Jawaari uu xoog ku qabsaday Xarunti Barlamaanka (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaano sheegay in Jawaari uu xoog ku qabsaday Xarunti Barlamaanka (dhegayso)

Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo maanta laga hor istaagay Xarunta Golaha shac

Xulashada Daljir | Wariye Maxamed Lakiman | Daljir Boosaaso
DAREEN 21aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Muqdisho (dhegayso)

Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo maanta laga hor istaagay Xarunta Golaha shacabka Soomaaliya ayaa waxa ay Gudoomiyaha ku eedeeyeen in uu xarunta Golaha shacabka uu xoog ku qabsaday uuna geeyay Ciidamo ka Amar qaata .

Waxaana Xildhibaanadaasi kamid ahaa oo Warbaahinta lahadlay xiligu uu maanta buuqa ka dhashay kulaka Xildhibaan C/casiis Cabdilaahi dhuxul.waxayna sheegen in Jawaari uu xoog ku qabsaday Xarunta Barlamaanka ,isagoo Ujeedkiisu ahaa in uu Baajiyo kulanka Barlamaanka oo isagu lagu ridi lahaa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: