Puntland oo dil ku Xukuntay Askari la baxsaday gaari Dowladu leedahay (dhegayso)

HomeWararka

Puntland oo dil ku Xukuntay Askari la baxsaday gaari Dowladu leedahay (dhegayso)

Maxkamada danbiyada culus ee Dawladda Puntland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3 April 2018 waxay xukun dil ah ku ridey danbiile Maxamed Maxamuud G

Maxamed Cawil ayaa ku guulaystay Guddoomiyaha Xallinta Khilaafaadka, Kaddib Xilkaqaadistii RW Rooble
Maanhadal iyo Xasan Haykal (DHEGAYSO)
Faahfaahin: Duqeyn ka dhacday gobolka Mudug

Maxkamada danbiyada culus ee Dawladda Puntland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3 April 2018 waxay xukun dil ah ku ridey danbiile Maxamed Maxamuud Guure, kaasoo 21 March 2018 kala baxsadey ciidamada Puntland gaari tikniko ah oo qalabaysan.

Xukunka ayaa waxa uu ka dhacay xarunta maxkamada danbiyada culus ee Ciidamada qalabka sida ee Dawladda Puntland, halkaas oo uu goob joog ka ahaa Xeer ilaaliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Dawladda Puntland G/sare Maxamuud Faarax Maxamed iyo Guddoomiaha Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Dawladda Puntland S/Guuto Saciid Abyan Cigaal.

Warbixintan Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa inoo diyaariyeey

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: