Ururka Saxafiiyinta Somaliyeed ee NUSUJ oo Gaalkacyo Tababar ugu qabatay 30 Wariye (dhegayso/Sawiro)

Ururka Saxafiiyinta Somaliyeed ee NUSUJ oo Gaalkacyo Tababar ugu qabatay 30 Wariye (dhegayso/Sawiro)

Ururka saxafiiyinta qaranka Somaliyeed ee NUSUJ ayaa kabilaabay Gobalada dalka Tababar lasiinayo dhalinyarada saxafiiyinta ah ,kaas oo ku aadan kor u qadiida aqoontooda.

Dhinaca kale Ururka saxafiyiinta qaranka Somaliyeed ee Nusuj ayaa maanta Gaalkacyo ku qabtay Tababar loo qabtay kudhawaad 30 wariye kaas oo la barayeeySuxufiyiinta anshaxa saxaafada, waxaana gaar ahaan ka faa’ideysanaya gabdhaha iyo wiilasha da’ yarta ah ee laf dhabarka u ah saxaafada xorta ah

NUSOJ oo kaashaneysa ururka suxufiyiinta adduunka ee IFJ – International Federation of Journalists ayaa waxaa ay dalka ka fulinayaan tababaro taxano ah kuwaasoo kor loogu qaadayo aqoonta saxafiyiinta.

Cumar Faaruq Cusmaan Guddoomiyaha Ururka saxafiiyinta Qaranka Nusuj oo Waraysi sinayeey Daljir ayaa kawaramay Tababarad iyo meelaha kale ay ku qabanayaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com