Wasaaradda Degaanka Puntland oo Gobalka Sool Mashaaric hormarineed kawadda

HomeWararka

Wasaaradda Degaanka Puntland oo Gobalka Sool Mashaaric hormarineed kawadda

Qaybo kamid ah gobolka Sool ayaa wasaarada deegaanka iyo isbedelka Cimiladu waxay ka dhagax dhigtay Biyo Xireen weyn kaasoo qorshuhu yahay in lagu hak

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo kulan la yeeshay xubno ka socda DFS
Xaaladda Itoobiya & dagaalka Tigreega iyo dowladda oo meel halis ah maraya
Shirkii Golaha Wasiirada DFS oo Garoowe lagu soo gabagabeeyey (dhegayso)

Qaybo kamid ah gobolka Sool ayaa wasaarada deegaanka iyo isbedelka Cimiladu waxay ka dhagax dhigtay Biyo Xireen weyn kaasoo qorshuhu yahay in lagu hakiyo Biyaha socda.

Deegaan aad ugu dhow magaalada Buuro Waddal oo ka tirsan gobolka Sool ayaa laga hirgaliyey mashruucan waxaana looga danleeyey sidii deegaanka uusan uga dilaacin Boholo waa weyn oo ay sameeyaan Biyaha Socda ee xiliga roobka.

Wasaarada deegaanka ayaa mashruucan ku wareejisay hay,ad lagu magacaabo barwaaqo taasoo muddo 15 Bari ah ku dhisaysa biyo Xireenkan.

Agaasimaha guud ee wasaarada Deegaanka mudane C/casiis Cilmi Koor ayaa xili uu ka hadlayey Mashruucan iyo muhiimada uu leeyahay wuxuu sheegay in lagu ilaalinayo deegaanka sidoo kalana lagu hakinayo biyaha socda ee dhulka waxyeelada u gaysnaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: