Qoysas abaarta ay saamaysay oo ku dhibaataysan gobolka Sanaag (dhegayso)

HomeWararka

Qoysas abaarta ay saamaysay oo ku dhibaataysan gobolka Sanaag (dhegayso)

Abaar saamaysay dadka iyo duunyada ayaa laga soo sheegaya degaanka Ceelbuh ee gobolka Sanaag iyo tuulooyinka hoos yimaada. Xaalada dadka xoolo dhaq

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay hindisaha shaqo abuur qaran iyo hindisaha qaran ee dhallinyarada Soomaaliyeed
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Maxay ka wada hadleen Rooble & Midowga Musharaxiinta?

Abaar saamaysay dadka iyo duunyada ayaa laga soo sheegaya degaanka Ceelbuh ee gobolka Sanaag iyo tuulooyinka hoos yimaada.

Xaalada dadka xoolo dhaqatada ah ayaa laga soo dayrinaya, iyadoo ay haysato darruufo adag oo nololeed.
Qoysaska ay abaartu saamaysay ayaa lagu qiyaasay in ay gaarayaan ku dhawaad 30 qoys oo xoolo dhaqato ah.

C/raxman Cismaan Axmed , waxa uu kamid yahay dadka deegaan , Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayuu uga waramay xaalada qoysaskasi ay ku nool yiniin .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: