Saraakisha Gobalka Gedo ee DFS oo ka hadlay Darbiga kenya kadhisayso Baladxaawo (dhegayso)

HomeWararka

Saraakisha Gobalka Gedo ee DFS oo ka hadlay Darbiga kenya kadhisayso Baladxaawo (dhegayso)

Taliyaha ciidanka goblka Gedo ee Soomaaliayaa Guhaad Maxamuud Macalin Cumar ayaa sheegay in Kenya ay usoo baereertay boob ay ku hayso dhuklka Soomaali

Godeygacalo DDS: Biyo macaan, farqiga shalay & maanta (Sawiiro)
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Kala shakiga Xerada Xalane ka taagan iyo Dareenka Shacabka Muqdisho

Taliyaha ciidanka goblka Gedo ee Soomaaliayaa Guhaad Maxamuud Macalin Cumar ayaa sheegay in Kenya ay usoo baereertay boob ay ku hayso dhuklka Soomaaliaya.

Taliyayaha ayaa Radio Daljir Usheegay in kastamkii kuyaallay Baladxaawo iyo saldhigii ciidanka ay burburiyeen ciidanka Kenya asgoona eedeeyay ciidanka Jubbaland.

Zubeyr Shiikh Cabdi ayaa khadka talefoonka kula xariiray ataliayaha oo kusagan Bardheeree wuxuuna waydiiyay xaalka Baladxaawo ?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: