Ururka Map oo Garoowe kaga dhawaaqay Guddiga Sare ee Warbaahinta Puntland (dhegayso)

Ururka Map oo Garoowe kaga dhawaaqay Guddiga Sare ee Warbaahinta Puntland (dhegayso)

Ururka warbaahinta Puntland MAP maanta wuxuu ku qabtay Magaaladda Garoowe shir lagu daah furayay Guddiga sare ee Warbaahinta Puntland .

Guddigaan magacaabista ayaa waxaa dhiagay Qoddobka 20 aad ee Xeerka warbaahinta Puntland,Waxaana ay noqon doonaan xariga u dhexeeya Warbaahinta iyo Dawladda .

Axmed Sheekeeye ayaa warbixintaan ka diyaariyay shirkaasi .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com