Waxgaradka Gobalka Gardafuu oo ka hadlay Abaaro kajirra gobalkaas (dhegayso)

HomeWararka

Waxgaradka Gobalka Gardafuu oo ka hadlay Abaaro kajirra gobalkaas (dhegayso)

Maxamed Jaamac Maxamuud oo kamid ah odoyaasha deegaanka ceel-gaal ee gobolka Gardafuu oo Waraysi sinayaay Radio Daljir ayaa ka hadlay biyo la’aan kajirta degaankas iyo tulooyinka hoosyimadda. Maxamed ayaa sheegay in degaanka hadda ku suganyihin dadku ay ku haysto biyo la’aan bahsan loona bahanyahay Dowladda Puntland inay biyo dhamaanin kasamayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ab658a901010024b0d80874/Waraysiga+deegaanka+ceel-gaal+oo+biyo+la%27aani+ka+jirto+by+Sheekeeye.mp3

Bandhigga COVID-19 (Taxanaha 10aad)
Xisbiyadda Siyaasadda oo walaac ka muujiyeey Warmurtiyeedkii shirka dib u heshisinta Galmudug (Akhriso)
Guddoomiyaha gobolka oo kala hadlay Danjiraha Qaramada Midoobey ee Soomaaliya xal u helidda dhibaatooyinka Barakacayaasha

Maxamed Jaamac Maxamuud oo kamid ah odoyaasha deegaanka ceel-gaal ee gobolka Gardafuu oo Waraysi sinayaay Radio Daljir ayaa ka hadlay biyo la’aan kajirta degaankas iyo tulooyinka hoosyimadda.

Maxamed ayaa sheegay in degaanka hadda ku suganyihin dadku ay ku haysto biyo la’aan bahsan loona bahanyahay Dowladda Puntland inay biyo dhamaanin kasamayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: