Waxgaradka Gobalka Gardafuu oo ka hadlay Abaaro kajirra gobalkaas (dhegayso)

Waxgaradka Gobalka Gardafuu oo ka hadlay Abaaro kajirra gobalkaas (dhegayso)

Maxamed Jaamac Maxamuud oo kamid ah odoyaasha deegaanka ceel-gaal ee gobolka Gardafuu oo Waraysi sinayaay Radio Daljir ayaa ka hadlay biyo la’aan kajirta degaankas iyo tulooyinka hoosyimadda.

Maxamed ayaa sheegay in degaanka hadda ku suganyihin dadku ay ku haysto biyo la’aan bahsan loona bahanyahay Dowladda Puntland inay biyo dhamaanin kasamayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com