Kulanka Haweenka – Taxanaha 7aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

HomeARDAA

Kulanka Haweenka – Taxanaha 7aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Kulanka Haweenka - Taxanaha 7aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso) Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kula

Dhegayso ARDAA2_010
Kulanka Haweenka – Taxanaha 14aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)
ARDAA: Xalqaddii 17aad ee Taxanayaasha ARDAA

Kulanka Haweenka – Taxanaha 7aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kulanka Haweenka.

Barnaamijka Kulanka Haweenka waa barnaamij diiradda saara hormarka haweenka, waxbarashada gabdhaha, kahortagga tacadiyada kadhanka ah gabdhaha iyo haweenka, sida gudniinka, kufsiga, jirdilka, iyo guurka gabdhaha da’yarta ah, waxaana idiin sahlay bahda Kulanka Haweenka ee Daljir Women’s Desk (dWd).

Hoos ka dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: